DAAWO: Klopp oo sameeyay Dabaal Deg Waali ah oo lagu Tilmaamay XUSHMAD DARRO

(England) 02 Dis 2018. Liverpool ayaa u muuqatay mid lumineysa labo dhibcood oo muhiim u ah balse daqiiqadii 96-aad ayaa waxaa ka fujiyay Divock Origi ciyaartii ay dhawaan goolka madiga ah uga adkaadeen Everton kulanka la magac baxay Merseyside Derby.

Jurgen Klopp ayaa orod ku soo galay garoonka isagoona sameeyay dabaal deg waali ah, taa oo ay falanqeeyayaasha ciyaaraha ku sheegeen mid xushmad darro ku ah naadiga Everton iyo taageerayaasheeda.

Bal DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close