Neymar oo Xalay noqday BOQORKA Brazil….(Goolkii uu ka dhaliyay Liverpool oo Micno wayn sameeyay)

(Europe) 29 Nof 2018. Neymar waa Boqorka Brazil ee tartanka Champions League kaddib goolkii uu xalay uga shubay Liverpool ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen.

Xiddiga ugu qaalisan ayaa xalay muujinayay dadaal dheeri ah si uu u nooleeyo rajada ay kooxdiisa PSG ugu soo gudbi karto wareega 16-ka Champions League.

Goolkii uu ka dhaliyay Reds ayaa ka dhigan inuu noqday laacibka reer Brazil ee goolasha ugu badan ka dhaliya koobka Dhaga waynaha ee Champions League.

Rikoodhkan waxaa horey u heystay Kaka 30-gool balse Neymar ayaa xalay dhaafay oo dhaliyay 3-1-gool.

EEG LIISKA xiddigaha reer Brazil ee Goolasha ugu badan ka dhaliya Champions League:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close