Shaxda rasmiga ah kulanka Tottenham Hotspur Vs Inter

(Champions League) 28 Nof 2018. Kooxaha Tottenham Hotspur Vs Inter ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group B ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Tottenham Hotspur Vs Inter ayaa ah sida tan:

Tottenham: Lloris, Aurier, Alderweireld, Vertonghen, Davies; Winks, Sissoko; Lamela, Dele, Lucas; Kane.

Inter: Handanovic; D’Ambrosio, De Vrij, Skriniar, Asamoah; Vecino, Brozovic; Politano, Nainggolan, Perisic; Icardi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close