Shaxda rasmiga ah kulanka Paris Saint-Germain Vs Liverpool

(Champions League) 28 Nof 2018. Kooxaha Paris Saint-Germain Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group C ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Paris Saint-Germain Vs Liverpool ayaa ah sida tan:

PSG: Buffon, Kehrer, Silva, Kimpembe, Bernat; Verratti, Marquinhos, Mbappe, Neymar, Di Maria, Cavani.

Liverpool: Alisson, Gomez, Lovren, Van Dijk; Robertson; Henderson, Wijnaldum, Milner; Salah, Mané, Firmino.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close