EEG SAWIRKA: Far baa ku godan Goolkii ay Xalay Manchester United ugu soo gudbtay wareega 16-ka Champions League

(Europe) 28 Nof 2018. Manchester United ayaa si silic ah xalay ugu soo gudubtay wareega 16 ka Champions League kaddib markii uu Fellaini u dhaliyay gool muran ku jiro daqiiqadii ugu dambeysay ciyaartii ay goolka madiga ah uga adkaadeen Young Boys.

Mourinho ayaa neef ka soo fuqday oo si waali ah u dabaal degay markii uu xiddiga reer Belgium goolka soo daahay shabaqa ku hubsaday.

Balse goolka ay ku soo baxday Red Devils ayaa la diidi karay maadaama uu Fellaini gacanta ku ceshtay kubbada ka hor inta uusan isla laabin.

BAL EEG:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close