ARAG: Safafka ay Caawa ku soo gali karaan PSG iyo Liverpool

(Europe) 28 Nof 2018. PSG ayaa caawa mininkeeda ku marti galin doonta kooxda Liverpool kulan ka tirsan wareega Group yada Champions League balse u muuqda sida kulan Final ah.

Group C oo ay ku wada jiraan kooxaha Napoli, PSG Iyo Liverpool ayaa ah mid furan oo cid kasta u soo gudbi karta wareega 16-ka Champions League.

Xiddigaha ugu qaalisan kubbada cagta ee Neymar Iyo Mbappe ayaa laga cabsi qabay inay kulankaan dhaawacyo ku seegaan balse waxay  u muuqataa inay caawa diyaar yihiin.

Dhanka Liverpool Sadio Mane ayaa la sheegay inuu xanuunsan yahay isla markaana uu shaki ku jiro kulanka caawa waxayse u badan tahay in lagu soo bilaabi doono.

EEG SAFAFKA ay ku soo gali karaan PSG Iyo Liverpool:

PSG:

LIVERPOOL:

Liverpool team news

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close