Shaxda rasmiga ah kulanka Roma Vs Real Madrid

(Champions League) 27 Nof 2018. Kooxaha Roma Vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group F ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Roma Vs Real Madrid ayaa ah sida tan:

Roma: Olsen, Florenzi, Manolas, Fazio, Kolarov; Nzonzi, Cristante; Cengiz, Zaniolo, El Shaarawy; Schick

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Modric, Marcos Llorente, Kroos; Vazquez, Benzema, Bale

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close