Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester United Vs Young Boys

(Champions League) 27 Nof 2018. Kooxaha Manchester United Vs Young Boys ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group F ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Manchester United Vs Young Boys ayaa ah sida tan:

Manchester United: De Gea, Valencia, Smalling, Jones, Shaw, Matic, Fellaini, Fred, Lingard, Rashford, Martial

 Young Boys: Von Ballmoos, Mbabu, Benito, Camara, Von Bergen, Sow, Aebischer, Sulejmani, Lauper, Nsame, Assale

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close