Shaxda rasmiga ah kulanka Juventus Vs Valencia

(Champions League) 27 Nof 2018. Kooxaha Juventus Vs Valencia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group F ee tartanka Champions League.
Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Juventus Vs Valencia ayaa ah sida tan:
Juventus: Szczesny, Sandro, Chiellini, Cancelo, Bonucci, Matuidi, Pjanic, Bentancur, Ronaldo, Mandzukic, Dybala
Valencia: Neto, Wass, Paulista, Diakhaby, Gaya, Kondogbia, Parejo, Coquelin, Guedes, Rodrigo, Mina
Gool FM.