Shaxda rasmiga ah ee kulanka kooxaha Lyon vs Manchester City

(Champions League) 27 Nof 2018. Kooxaha Lyon Vs Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group F ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Lyon Vs Manchester City ayaa ah sida tan:

Lyon: Lopes, Rafael, Denayer, Marcelo, Marçal, Mendy, N’Dombélé, Aouar,  Memphis, Fékir, Cornet.

.Manchester City: Ederson, Walker, Stones, Laporte, Zinchenko, Fernandinho, Silva, Mahrez, Sane, Sterling, Aguero

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close