Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Barcelona kaga qeyb galaya kulanka PSV – (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Barcelona) 26 Nof 2018. Tababare Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona ee kaga qeyb galaya kulananka Arbacada ay kula ciyaari doonaan kooxda PSV Eindhoven tartanka Champions League.

Waxaa liiskan ka maqan dhamaan xidigaha kala ah, Jasper Cillessen, Arthur Melo, Luis Suarez, Sergi Roberto iyo Rafinha Alcántara.

Laakiin Barcelona ayaa waxay taas badalkeeda helayaan adeegyada Ivan Rakitic iyo Philippe Coutinho, kadib markii ay kasoo kabteen dhaawacyo ay qabeen.

Hadaba liiska xidigaha Barcelona uu ugu tala galay Tababare Ernesto Valverde inay kaga qeyb galaan kulanka PSV Eindhoven ayaa kala ah:

Ter Stegen, Nélson Semedo, Gerard Pique, Ivan Rakitic, Denis Suárez, Sergio Busquets, Philippe Coutinho, Lionel Messi, Ousmane Dembélé, Malcom, Clément Lenglet, Jordi Alba, Munir El Haddadi, Arturo Vidal, Samuel Umtiti, Carles Aleñá, Juan Miranda, Jokin Ezkieta, Iñaki Peña.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close