Laacibka Sanadka, Tababaraha ugu fiican, Wakiilka ugu shidan, Kooxda ugu wanaagsan….(Ka bogo wax kasta oo aad uga Baahan tahay Abaal Marinada Globe Soccer Awards)

(Europe) 26 Nof 2018. Abaal marinta sanadlaha ee Globe Soccer Awards ayaa la soo saaray musharixiinta  kama dambeysta ah ee ku tartami doona, Laacibka Sanadka, Tababaraha, Kooxda Iyo waliba Wakiilka ugu fiican sanadka.

Abaal marinadan aalaaba lagu qabto dalka Dubai ayaa la bixin doonaa Nuqulkeedii 10-aad iyadoona xaflada la qaban doono 3-da bisha Janaayo ee sanadka cusub 2019.

Haddaba eeg Liiska Musharixiinta kama dambeysta ah ee ku tartamay Abaal marinada kala duwan ee Golbe Soccer Awards:

Kooxda Sanadka

Real Madrid (Champions League)

Atlético Madrid (Europa League)

Liverpool (Waxay soo gaareen Final ka Champions League)

Tababaraha Sanadka

Didier Deschamps (Koobka Adduunka ayuu ku guuleystay)

Zinedine Zidane (Champions League)

Diego Simeone (Europa League)

Jürgen Klopp (Final ka Champions League ayuu soo gaaray)

Massimiliano Allegri (Rikoodh ayuu ka heystaa horyaalka Talyaaniga)

Laacibka ugu fiican Sanadka

Cristiano Ronaldo (European Champion)

Antoine Griezmann (World Champion)

Kylian Mbappé (World Champion)

Wakiilka Sanadka

Jorge Mendes

Jonathan Barnett

Stefano Castagna

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close