Day: November 26, 2018
-
England
Tababare Jurgen Klopp oo niyad jab ku riday jamaahiirta kooxda Liverpool
(Liverpool) 26 Nof 2018. Tababaraha kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaan qorsheeneynin inuu ka kaluumeysto suuqa soo aadan ee furmi doono bisha…
Read More » -
Spain
“Mourinho wuxuu sabab buuxda u ahaa colaada Real Madrid iyo Barcelona” – Iniesta oo weerar culus ku qaaday tababare Jose
(La Liga) 26 Nof 2018. Halyayga kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa wuxuu xaqiijiyay in macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho uu…
Read More » -
England
Laacib ka ciyaara Premier League oo lagu qasbay inuu ka fariisto Ciyaaraha Gabi ahaan….(Sidee wax u jiraan??)+SAWIRRO
(England) 26 Nof 2018. Daaficii hore ee kooxaha West Brom iyo Norwich Leon Barnett ayaa lagu qasbay inuu isaga fariisto kubbada…
Read More » -
Spain
Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Barcelona kaga qeyb galaya kulanka PSV – (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 26 Nof 2018. Tababare Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona ee kaga qeyb galaya kulananka Arbacada…
Read More » -
Uncategorized1
Laacibka Sanadka, Tababaraha ugu fiican, Wakiilka ugu shidan, Kooxda ugu wanaagsan….(Ka bogo wax kasta oo aad uga Baahan tahay Abaal Marinada Globe Soccer Awards)
(Europe) 26 Nof 2018. Abaal marinta sanadlaha ee Globe Soccer Awards ayaa la soo saaray musharixiinta kama dambeysta ah ee ku…
Read More » -
Uncategorized1
Zidane oo hogaaminaya liiska musharaxiinta abaal marinta Globe Soccer Awards ee Tababaraha ugu fiican 2018
(Yurub) 26 Nof 2018. Waxaa lagu dhawaaqay liiska kama dambeysta ah ee musharaxiinta abaal marinta Globe Soccer Awards ee tababaraha ugu…
Read More » -
England
SAWIRRO: Xiddiga Liverpool oo LABIS isugu faanay kaddib markii ay ka qeyb galeen….
(England) 26 Nof 2018. Xiddigaha Liverpool ayaa labis isugu faanay maalin uun kaddib guushii 3-0 ay ka gaareen Watford si…
Read More » -
Spain
Santiago Solari oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya kulanka Roma iyo LIX ciyaaryahan oo liiskan ka maqan
(Real Madrid) 26 Nof 2018. Tababare Santiago Solari ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka…
Read More » -
Italy
Kahor kulanka Juventus iyo Valencia …. Wax ka ogoow rikoorada cajiibka ah uu Ronaldo ku leeyahay kooxda reer Spain
(Juventus) 26 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa isku diyaarinaya kulanka ay kooxaha Juventus iyo Valencia ku wada ciyaari doonaan habeen dambe…
Read More » -
Champ' League
Thiago Silva oo shaaca ka qaaday hubkooda ugu weyn ay kaga hortagi doonaan kulanka Liverpool
(Champ’ League) 26 Nof 2018. Kabtanka kooxda Paris Saint-Germain ee Thiago Silva ayaa xaqiijiyay in ay muhiim tahay inay guul ka…
Read More »