Kulan cayaareedkii Finaalka Copa Libertadores ee Kooxaha Boca Juniors v River Plate oo la Baajiyay iyo xilliga dib loo dheelayo oo shaaca laga qaaday+SAWIRRO

(  Buenos Aires ) 25 Nof 2018. Weerar ay ku qaadeen Bas-ka kooxda Boca Juniors taageerayaasha River Plate ayaa sababtay in la baajiyo kulankii finalka Copa Libertadores lugtiisa labaad.

Kulankan  weyn oo ay ku xafiltamaan kooxda ugu awooda badan horyaalka Argentine ayaa maanta la cayaari doonaa marka saacada UK tahay 08:00 pm dhanka geeska Afrikana tahay 11:00 saac kaddib 24 saac oo ay dib uga dhacday waqtigii saxda ahaa ee loo calaamadeeyay in kulankaa la dheelo.

Arinkaan ayaa lagu shaaciyay bogga Twitter River Plate – markii laba saacadood oo jaha wareere ay soo martay garoonka River ee  Monumental stadium, waxaana dib loo dhiga bilaashada dheesha laba kol waqtidayii kala ahaa 21:00 iyo 22:15.

Sida ay ku warameyso waqrbaahinta Argentina, cayaariyahanada Boca ayaa loo geeystay dhibaato markii Baskii ay saaraaneey lagu weerar dhalooyin iyo wax yaabo kale iyadoo sido kale uu wax yeelo u geeystay gaaska ay isticmaalayeen police-ka.

Qaar kamida cayaariyahanada, oo uu kamida yahay laacibkii hore ee Manchester City Carlos Tevez, waxaa la warinayaa in uu dhib soo gaaray iyo xitta qaarkood ay matageen waxaana durbada daaweyn ku bilaabay daqaatiirka kooxda.

Waa markii ugu horreysay oo ay finalka Copa Libertadores ay isaga hor yimaadaan laba koox oo hal wadan ka dhisan iyadoo lugtii hore ee kooxahaan galeen bar-baro 2-2.

Kooxdii koobkan ku guuleysata ayaa xagaagan u mataleysa koonfur America koobka kooxaha adduunka ee bisha soo aadan ka furmaya dalka Isutaga Imaaraadka caraba ee Abu Dubai.

Carlos Tevez was struggling to hold back the tears as he made his way onto the pitch at an empty Estadio Monumental

 

Boca Juniors released an image on social media of midfielder Gonzalo Lamardo, showing the extend of his injuries

The River Plate fans involved in the trouble both inside and outside the stadium were detained by the local authorities 

Videos showed at least ten fans thought to be involved in the trouble detained inside a nearby doorway as police look on 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close