Day: November 25, 2018
-
Italy
Kooxaha Lazio iyo Milan oo dhibcaha ku kala qeybsaday Stadio Olimpico
(Serie A) 25 Nof 2018. Kooxaha Lazio iyo Milan ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday Stadio Olimpico, kadib markii ay isku wajaheen…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Thomas Tuchel suurtogalnimada ay kaga qeyb gali karaan Neymar iyo Mbappé kulanka Liverpool ee Champions League?
(Champ’ League) 25 Nof 2018. Macalinka kooxda Paris-St Germain ee Thomas Tuchel ayaa ka dhawaajiyay suurtogalnimada ay kaga qeyb gali karaan…
Read More » -
Spain
Rafinha oo Dhaawac daran ka soo gaaray kulankii xalay ee Atletico Madrid….(Imise ayuu garoomada ka maqnaan doonaa)
(Spain) 25 Nof 2018. Rafinha ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray ciyaartii xalay ay Barcelona bar-baraha 1-1 la gashay…
Read More » -
England
Sababta uu Alexandre Lacazette uga maqnaa Arsenal oo la Shaaciyay
(London) 25 Nof 2018. Alexandre Lacazette ayaa laga waayay safka kooxda Arsenal iyo waliba kuwa keydka ciyaartii ay 2-1 dhawaan uga…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo guul muhiim ah kaga soo gaartay Bournemouth Vitality Stadium + SAWIRO
(Premier League) 25 Nof 2018. Kooxda Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga soo gaartay Bournemouth garoonkeeda Vitality Stadium, kadib markii ay…
Read More » -
England
War CUSUB oo laga helay Sheekada Hazard iyo Chelsea…..(Taageerayaasha oo aad u Walaacsan)
(London) 25 Nof 2018. Taageerayaasha Chelsea ayaa wadnaha farta ku haya kaddib warar Cusub oo sheegaya in kooxdoodu ay ku…
Read More » -
England
“Ma Fahmin Sababta uu Sarri sidaan oo dhan ugu aaminsan yahay Jorginho.”.
(London) 25 Nof 2018. Chelsea ayaa xalay guul daradii ugu horreysay xilli ciyaareedkan kula kulantay dariskeeda oo 3-1 uga adkaatay.…
Read More » -
Spain
“Ma garan waxa ay iga damacsan tahay Barcelona.”. Jordi Alba oo Afka furtay
(Spain) 25 Nof 2018. Barcelona ayaa xalay dhibic saxriir ah ka soo heshay Atletico Madrid oo ay kula ciyaartay mininkooda Wanda…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Jordi Alba guuldarada Real Madrid kasoo gaartay kooxda Eibar?
(La Liga) 25 Nof 2018. Difaaca garabka bidix ee kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa sheegay inaysan layaab ku noqonin guuldarada…
Read More » -
Spain
“Ousmane Dembele Wuxuu heystaa waxyaabo aysan heysan Ciyaartoyda kale.”.
(Spain) 25 Nof 2018. Barcelona ayaa bar baro waqti dambe ah ka heshay Atletico Madrid ciyaartii xalay waxaana midaa looga…
Read More »