Shaxda Rasmiga Kulanka London Derby ee Tottenham v Chelsea

( Premier League ) 24 Nof 2018. Kulanka ugu adag cayaaraha 13-aad ee horyaalka Premier League ayay isaga hor imaan doonaan kooxha Tottenham iyo Chelsea.

Blues waxay marti doonaa tijaabo adag marka ay bppqdaan garoonka Wemblay iyaga oo aan weli guuldarreysan.

Spurs dhankooda cayaarihii dambe natiijooyin wanaagsan ayay gaareen waxayna kamid yihiin afarta koox ee ugu dareysa horyaalka hadda.

Habada labada koox ayaa soo saaray safka rasmiga ay kusoo galayaan kulankooda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close