Shaxda Rasmiga ee Kulanka Juventus v SPAL 2013.. Mandzukic oo Ronaldo ku Welinaya Weerarka

( Serie A ) 24 Nof 2018. Difaayaasha Horyaalka Serie A ee Juventus ayaa kulankooda 13-aad ee xagaagan horyaalka la cayaaraya dhigooda SPAL 2013.
Bianconeri waa guuladdaro la’aan ilaa hadda iyadoo hogaanka u haya hogaanka horyaalka.
waxaana ay garoonkooda kusoo dhaweynayaan naadiga SPAL 2013 iyadoo soo saaray shaxda ay kusoo galayaan.
Juventus: Perin; De Sciglio, Bonucci, Rugani, Alex Sandro; Cuadrado, Pjanic, Bentancur, Douglas Costa; Cristiano Ronaldo, Mandzukic
SPAL: Gomis; Cionek, Bonifazi, Felipe; Lazzari, Kurtic, Schiattarella, Missiroli, Fares; Petagna, Antenucci
Gool FM.