Shaxda Rasmiga ee Kulanka Inter Milan v Frosinone

( Serie A ) 24 Nof 2018. Inter Milan ayaa goor dhaw la cayaareysa dhigeeda Frosinone kulamada 13-aad ee horyaalka Serie A.
Nerrazurri ayaa qasaartay kulankii dambe markii looga adaaday 4-1 cayaar ay u martiyeen Atalanta.
Kooxda ayaa dooneysa iney dib ugu soo laabato wadada guulaha iyadoo hore u sameeyay 7-guul xariira oo horyaalka ah.
Hadaba waa tan Shaxda laba koox ay kusoo galayaan.
Inter: Handanovic; D’Ambrosio, De Vrij, Skriniar, Asamoah; Gagliardini, Borja Valero, Politano, Nainggolan; Keita Balde; Lautaro
Frosinone: Sportiello; Zampano, Goldaniga, Ariaudo, Capuano, Beghetto; Chibsah, Crisetig, Cassata; Ciofani, Pinamonti
Gool FM.