Shaxda Rasmiga ee Kulanka Atletico Madrid v Barcelona

( La liga ) 24 Nof 2018. Kulanka ugu weyn cayaaraha 13-aad ee La liga ayaa goor dhaw waxaa isaga hor imaanaya Atletico Madrid iyo Barcelona.

Kooxda Blaugrana ayaa guuldareystay kulankii u dambeyay markii qasaaro 3-4 ay kala kulantay Real Betis cayaar ka dhaday Camp Nou,

Waxa ayna caawa marayaan hogaamiyaasha La liga tijaabo adag iyagoo Marti ku ah Magaalada Madrid.

Hadaba labada koox ayaa soo saaray safafka rasmiga ee kusoo galayaan kulankooda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close