Drogba oo Ciyaaraha ka Fariistay isagoona reebay SAWIR iyo FARIITAN XAMAASADA LEH…(Aqri)

(London) 22 Nof 2018. Didier Drogba ayaa ug   dambeyn ka dhawaajiyay inuu ka fariistay ciyaaraha kubbada cagta.

40-jirka ciyaaraha kubbada cagta ku soo dhex jiray 20-sano ayaa ku guuleystay 18-koob Lix dal oo kala duwan uu ka soo ciyaaray.

Halyeyga Chelsea ayaa soo dhigay baraha Bulshada Sawir isagoo 11-jir ah wuxuuna soo raaciyay fariitan qiirada leh:

“1989 waa goortii ama halkii ay gabi ahaan ka bilaabatay.

 

View this post on Instagram

 

1989 or where it all started!! When I think of the last 20 years of my professional career, looking at this picture can’t make me more proud of what I’ve achieved as a player but most importantly how this journey as shaped me as a man. If anyone tells you your dreams are too big, just say thank you and work harder and smarter to turn them into reality. #alwaysbelieve I wanna thank all the players, managers, teams and fans that I have met and made this journey one of a kind!!! Also a huuuuge thank you and love to my family ♥️, my Personal Team for supporting me all my career during all the ups and downs no matter what. Looking forward to the next Chapter and hoping God will Bless me as much as he did for my football career 🙏🏾🙏🏾🙏🏾 DD11 1989 Là où tout à commencé !! Quand je pense aux 20 dernières années de ma carrière professionnelle, regarder cette photo de ma première licence, ne peut que me rendre plus fier de ce que j’ai accompli en tant que joueur mais plus important encore, comment cette aventure à fait de moi l’homme que je suis aujourd’hui. Si quelqu’un vous dit un jour que vos rêves sont trop grands, acquiescez et travaillez plus dur plus intelligemment pour les rendre réalité!!!! J’aimerai remercier tous les joueurs, coachs, équipes, et supporters, que j’ai rencontré et ont fait de cette carrière un moment très spécial. Un grand merci du fond du cœur à toute ma famille, mon « équipe personnelle » de m’avoir soutenu durant toute ma carrière, dans les bons comme dans les mauvais moments. Hâte de démarrer le prochain chapitre en espérant que Dieu me bénisse une fois de plus comme il l’a fait pendant toute ma carrière 🙏🏾🙏🏾🙏🏾 DD11 #Dunkerque #Abbeville #Tourcoing #Vannes #LevalloisPerret #Lemans #Guingamp #Marseille #Chelsea #Shanghai #istanbul #Montreal #phoenix @usldunkerqueofficiel @levalloisfootball @lemansfc.officiel @eaguingamp @olympiquedemarseille @chelseafc @shanghaishenhua @galatasaray @impactmontreal @phxrisingfc

A post shared by didierdrogba (@didierdrogba) on

“Marka aan ka fikiro 20-ka sano ee waayaheyga ciyaareed, anigoo eegaya Sawirka igama dhigeyso inaan ku faraxo guulihii aan gaaray sida ciyaaryahan ahaan laakiin tan ugu muhiimsan waa sida uu Safarkaan dheer uu nin ahaan ii dhisay.

“Waxaan doonayaa inaan u mahad noqo dhammaan ciyaartoyda, Tababarayaasha, Kooxaha iyo Taageerayaasha aan la soo kulmay isla markaana Safarkaan ka dhigay mid aan leeyahay.

“Waxaan sidoo kale Mahadnaq balaaran iyo Jaceyl u jeedinayaa qoyskeyga, kooxdeyda gaar ahaaneed kuwaa oo iga caawiyay dhammaan waayaheyga inta lagu guda jiray waqtiga fiican iyo waqtiga xunba.

“Waxaan eegayaa boggeyga xiga ee nolsheyda waxaana rajeynayaa inuu ilaah ii garab galo sidii uu ii caawiyay waayaheyga ciyaareed oo kale.”.

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close