Imise ayay Mushaar ahaan u qaataan, Hazard, Jorginho, David Luiz, Willian iyo…..(EEG Liiska Xiddigaha ugu Mushaarka badan Chelsea)

(London) 21 Nof 2018. Waxaa dhawaan soo ifbaxay warar sheegaya in Chelsea ay qarka u saran tahay inay heshiis waqti dheer ah ka saxiixato kubbad bur-buriyaheeda Kante taa oo ka dhigeysa xiddiga ugu Mushaarka badan kooxda 290,000 oo bound.

Xiddiga reer France oo ay isgaad gaad ku hayaan kooxo waa wayn ayaa mushaar ahaan iminka u qaatay 120,000 oo qura.

Haddaba EEG Liiska Xiddigaha uGu Mushaarka badan Blues:

Gool FM.

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close