Day: November 21, 2018
-
Wararka
Muxuu ka yiri Mauro Icardi rajada uu ka qabo in Messi uu markale dib ugu soo laabto xulka Argantina?
(Argentina) 21 Nof 2018. Xidiga reer Argentina ee Mauro Icardi ayaan qarinin sida uu u doonayo in Lionel Messi uu markale…
Read More » -
Italy
Qiimaha ay ku dooneyso Juventus inay dib ugu soo celiso Pogba magaalada Turin oo la shaaciyay
(Juventus) 21 Nof 2018. Wargeysyada gudaha dalka Talyaaniga ayaa waxay maanta daboolka ka qaadeen suurtagalnimada wada hadalada ay ku dooneyso kooxda…
Read More » -
Soomaaliya
EEG SAWIRKA: Xiriirka Kubbadda Cagta oo shaaciyay LOOGADA saxda ah ee loo adeegsan karo xulka Qaranka Soomaaliya
(Muqdisho) 21 Nof 2018. Maalmahan waxaan aragnay dad badan oo qolyaha saxaafaddu ay ku jiraan oo marka ay ka hadlayaan…
Read More » -
Spain
Andres Iniesta oo ka hadlay farqiga u dhexeeya kooxda Barcelon xili ciyaareedkii lasoo dhaafay iyo xili ciyaareedkan
(Japan) 21 Nof 2018. Xidiga reer Spain Andres Iniesta ayaa ka hadlay xaalada kooxdiisa hore Barcelona ee xili ciyaareedkan, wuxuuna…
Read More » -
England
Weeraryahanada ugu Halista badan Premier League oo la soo saaray…..(Salah, Kane, Aguero, Aubameyang, Lukaku iyo xarfaan kale oo waa wayn oo Liiska laga waayay)
(England) 21 Nof 2018. Waxaa la soo saaray Liiska weeraryahanada ugu halista badan Premier League ilaa iminka kal ciyaareedkan waxaana…
Read More » -
Italy
Madaxweynaha Lazio oo farxad galiyay kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Manchester United
(Lazio) 21 Nof 2018. Madaxweynaha kooxda Lazio Claudio Lotito ayaa albaabada u furay lin laacibka reer Serbia ee Sergej Milinković-Savić uu…
Read More » -
France
Neymar Jr oo laabta u qaboojiyay jamaahiirta, kadib dhaawacii kasoo gaaray kulankii Xalay ee Cameroon
(France) 21 Nof 2018. Neymar Jr in dhaawaca xalay soo gaaray dhanka muruqa uu yahay mid halistiisu ay ka yar tahay…
Read More » -
England
Imise ayay Mushaar ahaan u qaataan, Hazard, Jorginho, David Luiz, Willian iyo…..(EEG Liiska Xiddigaha ugu Mushaarka badan Chelsea)
(London) 21 Nof 2018. Waxaa dhawaan soo ifbaxay warar sheegaya in Chelsea ay qarka u saran tahay inay heshiis waqti…
Read More » -
France
“Modric waxaa Ballon d’Or ka mudan……..”.- Cavani oo ka biyo diiday in xiddiga reer Croatia la isugu daro FIFA the Best iyo Ballon d’Or
(PSG) 21 Nof 2018. Weeraryahanka kooxda Paris St Germain ee Edinson Cavani ayaa iska diiday in laacibka khadka dhexe Real…
Read More » -
Afrika
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabanaya Muqdisho kaddib Guushii ay ka gaareen Itoobiya
(Muqdisho) 21 Nof 2018. Xulka Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laaban doona caasimada magaalada Muqdisho kaddib guushii ay ka…
Read More »