Day: November 20, 2018
-
Wararka
“Messi waa halyeey, halka Cristiano Ronaldo uu u noolyahay sida uu ku noqon lahaa kan ugu fiican aduunka”
(Yurub) 20 Nof 2018. Laacibkii hore kooxda Barcelona Thiago Motta ayaa wuxuu ka hadlay xidigaha Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar…
Read More » -
Italy
Alex Sandro oo albaabka u furay rabitaanka kooxda Chelsea
(Yurub) 20 Nof 2018. Waxaa dib u soo laabatay rajada ay kooxda Chelsea .ka qabto saxiixa difaaca reer Brazil iyo Juventus…
Read More » -
England
Marouane Fellaini oo shaki galiyay awooda ciyaareed ee kooxda Manchester City
(Manchester) 20 Nof 2018.Khadka dhexe kooxda Manchester United ee Marouane Fellaini ayaa shaki galiyay awooda ciyaareed ee kooxda ay daris…
Read More » -
Soomaaliya
Xulka Soomaaliya oo kaga aar-gutay Ethiopia, kulankii lugta labaad ee isreeb reebka Oleymbikada Adduunka
(Jabuuti) 20 Nof 2018. Waxaa soo idlaatay ciyaartii u dhaxeysay xulkeena Soomaaliya iyo Ethiopia, taa oo qeyb ka aheyd isreeb reebka…
Read More » -
Afrika
SOOMAALIYA vs ITOOBIYA: Goobta, Goorta, sida uu ku soo bixi karo Xulkeena iyo wax kasta oo aad uga Baahan tahay kulanka Galabta ka dhacaya dalka Jabuuti
(Jabuuti) 20 Nof 2018. Xulka Soomaaliya ayaa lugta labaad ee isreeb reebka Oleymbikada Adduunka galabta la ciyaari doona Itoobiya kulan…
Read More » -
England
Kooxaha la Xifaaltama Chelsea oo Maamulka Premier League ku Cadaadinaya in Baaritaano Culus lagu sameeyo Blues….(Maxaa lagu heystaa??)
(London) 20 Nof 2018. Naadiga Chelsea ayaa wajihi karta baaritaano xoogan oo ku aadan sidii ay ula soo saxiixatay daafacooda Andreas…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo badalka Cristiano Ronaldo ka dooneysa kooxda Manchester United
(Real Madrid) 20 Nof 2018. Kooxda Real Madrid ayaa rajeyneysa inay xoojiso safkeeda inta lagu jiro suuqa xagaaga ee soo aadan,…
Read More » -
Spain
Garsoorka dhex dhexaadin doona kulanka La Liga ee kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona oo lagu dhawaaqay
(La Liga) 20 Nof 2018. Guddiga garsoorayaasha xiriirka kubada cagta ee dalka Spain ayaa ku dhawaaqay liiska garsoorayaasha ay ugu tala…
Read More » -
England
“Ha iga sugina inaan is dhiibo” – Olivier Giroud
(Chelsea) 20 Nof 2018. Weeraryahanka xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa iska diiday inuu is dhiibo sababa…
Read More » -
England
Unai Emery oo isha ku haya xidig ka tirsan kooxda Barcelona si uu kaga dhigto badalka Aaron Ramsey
(Arsenal) 20 Nof 2018. Wargeyska “Sport” gobolka Catalonia ee dalka Spain ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in xaalada uu Denis Suárez…
Read More »