Day: November 19, 2018
-
England
Maurizio Sarri oo si weyn ula yaabay maskaxda mid ka mid ah xidigaha kooxda Chelsea
(Chelsea) 19 Nof 2018. Macalinka reer Talyaani ee Maurizio Sarri ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu la yaabay ka dib markii…
Read More » -
France
Khilaafka u dhexeeya Neymar iyo Cavani iyo saameynta ay ku yeelan karto kooxda PSG
(PSG) 19 Nof 2018. Halyayga xulka qaranka France Bixente Lizarazu ayaa xaqiijiyay in khilaafka u dhexeeya xidigaha Neymar Jr iyo Edinson…
Read More » -
Spain
Sheekada Barcelona iyo Dembele oo gaartay meeshii ugu xumeyd…..(Laacibka oo la Ogaaday inuu Jiro Been ah isku rido si uu….)
(Europe) 19 Nof 2018. Barcelona ayaa qaati ka soo istaagtay Ousmane Dembele iyadoona aad uga walaacsan saaxiibada uu la socdo sida…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu ciyaari karaa 7-sano hadda kaddib, laakiin aniga.”.
(Italy) 19 Nof 2018. Cristiano Ronaldo wuxuu sii ciyaari karaa ilaa Afartan jirkiisa sida uu qabo daafaca reer Talyaani ee…
Read More » -
Spain
DAAWO: Bal Arag fursad uu khasaariyay Alvaro Morata
(Europe) 19 Nof 2018. Weeraryahanka Chelsea iyo xulka Spain Alvaro Morata ayaa xulkiisa ka khasaariyay fursad aad u sahlan kaddib…
Read More » -
Spain
SHAN ka mid ah xidigaha kooxda Real Madrid oo la filayo inay seegaan kulanka Eibar ee La Liga
(Real Madrid) 19 Nof 2018. Real Madrid ayaa bilaabi doonta inay isku diyaariso kulanka Eibar horyaalka La Liga ee dalka Spain,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pogba waa 25-jir mana Yaqaano sida loo DABAASHO oo SAWIR uun ayuu ku soo galaa Barkadaha lagu Dabaasho!!
(Europe) 19 Nof 2018. Paul Pogba waa 25-jir mana yaqaano sida loo dabaasho oo hadda ayuu dabaal barad yahay sida…
Read More » -
Afrika
SAWIRRO U GAAR AH GOOL FM: Xulka Qaranka Soomaaliya oo Tababarkii ugu dambeeyay ku sameeyay Jabuuti ka hor kulankooda Itoobiya
(Soomaaliya) 19 Nof 2018. Xulka qaranka Soomaaliya ayaa diyaar garow xoogan ugu jira kulan ay la dheeli doonan xulka Ethiopia…
Read More » -
England
Halyayga Arsenal Parlour oo ka warbixiyay waxa uu u baahan yahay Unai Emery inuu sameeyo si uu u sii hormariyo Gunners
(Arsenal) 19 Nof 2018. Laacibkii hore kooxda Arsenal ee Ray Parlour ayaa tilmaamay in Gunners ay haatan ku socoto wadada saxda…
Read More » -
Spain
“Way adag tahay in la diido Barcelona, sababtoo ah waxaan doonayay inaan la saaxiibo Messi”
(La Liga) 19 Nof 2018. Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa xaqiijiyay in waqtigii uu furnaa suuqii kala iibsiga ee…
Read More »