EEG: Safafka Rasmiga ah ee England vs Croatia

(England) 18 Nof 2018. England ayaa marti galineysa xulka Croatia tartanka Saaxiibtinimo ee UEFA Nations League iyadoo ay labada xul ku wada jiraan Group 4.
Ciyaarta oo daqiiqado yar kaddib soo gali doonta ayay labada xul ku soo gali doonaan Safafka.
England:
Pickford, Walker, Chilwell, Dier, Gomez, Stones, Barkley, Delph, Kane, Sterling, Rashford
Croatia:
Kalinic, Vida, Vrsaljko, Lovren, Jedvaj, Modric, Brozovic, Vlasic, Rebic, Perisic, Kramaric
Gool FM.