Day: November 18, 2018
-
England
Chelsea oo Wadnaha Farta ku heysa kaddib markii ay soo baxeen Warar sheegaya in Kante uu Wada hadalo la furay koox ay Coltamaan!!
(England) 18 Nof 2018. Chelsea ayaa wadnaha farta ku heysa kaddib warar dhawaan gal ah oo sheegaya in Manchester United…
Read More » -
England
Harry Kane oo si weyn ugu amaanay saaxiibadiis xulka qaranka England guushii ay ka gaareen Croatia
(England) 18 Nof 2018. Xidiga reer England ee Harry Kane ayaa u arka in saaxiibadiis xulka qaranka saddexda libaax ay bixiyeen…
Read More » -
Wararka
Xulka England oo u Gudbay Afar Dhammaadka Uefa Nations League kaddib Guul ay ka gaareen Croatia.
( Europe ) 18 Nof 2018. Qaranka lagu naaneyso Seddaxda libaax ayaa guul soo laabasho ah ka gaaray dhigiisa Croatia…
Read More » -
Afrika
Maxamed Saalax ayaa SABAB u ah ILINTII ka Qubatay Sadio Mane….(Laacibka Liverpool oo la Aamusin waayay) Sidee wax u jiraan????
(Africa) 18 Nof 2018. Sadio Mane ayaa garoonka laga saaray isagoo waliba si aad ah u ilmeenaya ciyaartii uu xulkiisa…
Read More » -
Germany
Laacibkii hore ee xulka qaranka Germany oo ku eedeeyay Guardiola hoos u dhaca ku yimid wiilasha Joachim Löw
(Germany) 18 Nof 2018. Laacibkii hore xulka qaranka Germany Hans-Peter Briegel ayaa xaqiijiyay in hoos u dhaca ku yimid xulka qaranka…
Read More » -
England
“Unai Emery waa macalin cajiib ah, sababtoo ah waxaan u ciyaareynaa si ka duwan sidii hore” – Granit Xhaka
(Arsenal) 18 Nof 2018. Macalinka reer Spain Unai Emery ayaa amaan xoogan ka helay laacibka khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo…
Read More » -
England
EEG: Safafka Rasmiga ah ee England vs Croatia
(England) 18 Nof 2018. England ayaa marti galineysa xulka Croatia tartanka Saaxiibtinimo ee UEFA Nations League iyadoo ay labada xul ku wada…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Matthijs de Ligt wararka lala xiriirinayo kooxda Barcelona?
(Ajax) 18 Nof 2018. Daafaca kooxda Ajax Amsterdam iyo xulka qaranka Holand Matthijs de Ligt ayaa ka jawaab celiyay wararka lala…
Read More » -
England
Manchester United oo isha ku heysa badalka David de Gea
(England) 18 Nof 2018. Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Manchester United ay durbadiiba sii…
Read More » -
Soomaaliya
Madaxweynaha FIFA oo usoo hambalyeeyay Madaxwaynaha Kubbada Cagta Soomaaliya
(Muqdisho) 18 Nof 2018. Madaxweynaha xiriirka kubbadda Cagta aduunka ee FIFA Gianni Infantino ayaa dhambaal hambalyo ah usoo diray madaxweynaha…
Read More »