Wax ka ogoow qorsha lagu dayac  tirayo Stadium Muqdisho+SAWIRRO

(Muqdisho) 17 Nof 2018. Wajigii labaad dayac tirka garoonka Muqdisho ayaa la amba qaadi doo, xilli dhismaha ay iska kaashanayaan Nowray iyi Midowga Yurub.

Wasiirka dhallinyarada iyo Isboortiga Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye, madax ka socota Goos iyo xiriirada dalka ayaa dhawaan  socdaal ku maray qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Stadiun Muqdisho.

Guddi ka koban Wasaarada, xiriirada dalka iyo GOS oo hoggaan loogu dhigay wasiir ku xigeenka Wasaarada dhallinyarada iyo Isboortiga Mudane Isloow ayaa la shaqeyn doona Midowga Yurub oo qeybta labaad dhismaha gacan ka geysan doona.

Qarashaadkii ku baxay wajiga koowaad waxaa xil iska saaray wadanka Norway sida ay xaqiijisay Marwo Khadiijo oo ah Wasiirka dhalinyarada Isboortiga.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close