Muqdisho United oo keensatay xiddig ka soo ciyaaray horyaalka Azerbaijan+SAWIRRO

(Muqdisho) 17 Nof 2018. Kooxda Muqdisho United oo ka mid ah naadiyada heerka koowaad ee dalkeena ayaa gacanta ku dhigtay weeraryahanka reer Nigeria ee  Victor Emenayo.

Victor oo horay wacdara ugu soo dhigay  horyaalka Uganda Premier League  ayaa ka tirsanaa naadiga Sports Club Villa, isagoo kula guuleystay koobab kala duwan.

Farsamadiisa iyo awoodiisa gooldhalineed ayaa keentay in ay soo dalbato kooxda Shahdagh Qusar FK ee ka dhisan wadanka Azerbaijan.

Muqdisho United ayaa xiddigan ku soo bandhigatay xarunta garoonka Minishiibiyo, waxaana goobta ku sugnaa maamulka iyo macallimiinta naadiga.

Waxa uu ka mid ahaa xiddigihii 2016 matalayay kooxda Shahdagh Qusar

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close