Day: November 16, 2018
-
England
Antonio Valencia oo xaalada ku sii xumeeyay tababare Jose Mourinho
(Manchester) 16 Nof 2018. Kabtanka kooxda Manchester United ee Antonio Valencia ayaa xaqiijiyay in sababaha uu kaga maqnaa shaxda Red Devils…
Read More » -
England
Neymar Jr oo ka hadlay guulaha Unai Emery ee kooxda Arsenal
(Arsenal) 16 Nof 2018. Xidiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa amaanay macalinkiisii hore ee reer Spain ee kooxda PSG Unai…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ka hadashay mustaqbalka Ousmane Dembélé, kadib kulankii Arbacada ay la qaateen wakiilkiisa
(Barcelona) 16 Nof 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Barcelona José Segura yaa carabka ku adkeeyay inaysan wax dhibaato ah ku qabin ciyaaryahanka…
Read More » -
Spain
Juanfran oo ku jees jeesay Xavi Hernandez kahor kulanka dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid
(Atletico) 16 Nof 2018. Difaaca kooxda Atletico Madrid Juanfran ayaa kaga faa’ideestay xaalada haatan ee cowska gudaha garoonka Wanda Metropolitano, si…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Modric dagaalka ku dhex maray isaga iyo Danny Cevallos kulankii xalay Croatia iyo Spain?
(Real Madrid) 16 Nof 2018. Xidigaha kooxda Real Madrid ee Luka Modric iyo Danny Cevallos ayaa murun xoogan ku dhex maray…
Read More » -
Spain
Javier Tebas oo ka hadlay ciyaaryahanka uu jeclaan lahaa inuu yimaado horyaalka La Liga, muxuuse ka yiri Ronaldo iyo Messi?
(Spain) 16 Nof 2018. Madaxweynaha maamulka horyaalka La Liga ee dalka Spain ee Javier Tebas ayaa ah mid ka mid ah…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo laga fasaxay xerada tababarka xulka qaranka Spain
(Spain) 16 Nof 2018. Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ogolaaday inuu ka tago difaaca Sergio Ramos xerada tababarka…
Read More » -
Spain
“Guuldarada Croatia waa mid xanuun badan, mana ahayn midaan u qalanay” – Luis Enrique
(Spain) 16 Nof 2018.Tababaraha xulka qaranka Spain Luis Enrique ayaa xaqiijiyay in guuldaradii ka soo gaartay Croatia ay ahayd mid…
Read More »