Day: November 15, 2018
-
Germany
Kooxda Bayern Munich oo isha ku heysa Zinedine Zidane si ay kaga dhigato badalka Niko Kovac
(Bayern) 15 Nof 2018. Kooxda Bayern Munich ayaa dooneysa inay shaqaaleysiiso tababare cusub si ay u bedesho macalinka reer Croatia ee…
Read More » -
England
Xiliga uu dib ugu soo laaban doono De Bruyne tababarka kooxda Manchester City oo lasii ogaaday
(Manchester) 15 Nof 2018. Wargeyska “Metro” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday xiliga uu dib ugu soo laabanayo…
Read More » -
Soomaaliya
Muxuu ka yiri C/laahi Shiikh Nuur xilka cusub ee maanta loo doortay
( Muqdisho) 15 Nof 2018. Guddoomiyaasha kooxaha dalkeena ayaa si weyn u soo dhaweeyay in guddoomiye ku xigeenka labaad xiriirka kubadda…
Read More » -
Soomaaliya
Cali Shiine oo markale loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad xiriirka kubadda cagta Soomaaliya
( Muqdisho) 15 Nof 2018. Muqdisho waxaa maanta ka qabsoontay doorashadii 7’aad waxaana ku soo baxay C/Qani Saciid Carab xilli…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Doorashada xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo maanta ka dhacay Muqdisho
( Muqdisho) 15 Nof 2018. Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa la soo gaba gabeeyay maanta oo khamiis ah waxaana kusoo…
Read More » -
Spain
“Dadka dhaleeceeya Sergio Ramos waxay heystaan xusuus aad u yar” – Luka Modric
(Real Madrid) 15 Nof 2018. Luka Modric ayaa si weyn kaga soo hor jeestay shaqsiyaadka sida aadka ah u dhaleeceeya kabtanka…
Read More » -
England
Laacibka West Ham Marko Arnautovic oo ay ku dagaalamayaan muruq weynayaasha Premier League
(Premier League) 15 Nof 2018. Wakiilka laacibka kooxda West Ham Marko Arnautovic ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxaha Chelsea iyo…
Read More » -
England
Virgil van Dijk oo si weyn u amaanay xidiga bar-tilmaameedka u ah kooxaha Barcelona, Juventus, Man City iyo Bayern Munich.
(Liverpool) 15 Nof 2018. Difaaca xulka qaranka Holand iyo kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiis ay isku…
Read More » -
Spain
“Waxaan ku guuleysan karaa dhamaan tartamada kala duwan ee xili ciyaareedkan” – Emilio Butragueno
(Real Madrid) 15 Nof 2018. Halyayga kooxda Real Madrid Emilio Butragueno ayaa xaqiiijiyay in Los Blancos ay tahay koox aad u…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: C/qani Saciid Carab oo loo doortay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya
( Soomaaliya) 15 Nof 2018. Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa la soo gaba gabeeyay maanta oo khamiis ah waxaana kusoo…
Read More »