Ogoow Natiijada lagu kala nastay Qeybta hore ee kulanka Soomaaliya vs Itoobiya

(Adis Abbaba) 14 Nof 2018. Xulka qaranka Soomaaliya ayaa iminka Adis Abbaba kula ciyaaraya xulka Itoobiya isreeb reebka Ciyaaraha Olymbikada Adduunka.

Qeybta hore ayaa lagu kala nastay 2-0 oo uu ku hogaaminayo dalka aan Martida u nahay ee Itoobiya.

Goolka koowaad waxaa Itoobiya u dhaliyay xiddiga u xirta lambarka 8-aad laacibka lagu magacaabo Markneh daqiiqadii 28-aad.

Halka uu goolka labaad u xareeyay weeraryahankooda Lambarka 9-aad Eshetu daqiiqadii 39-aad.

Qeybta dambe ayaan sugeynaa iyo haddii uu xulka wax uun la imaan karo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close