DEG DEG: Safka uu ku soo galayo xulkeena Soomaaliya ciyaarta iminka ee Itoobiya

(Adis Abbaba) 14 Nof 2018. Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Daqiiqado yar kaddib la ciyaaraya xulka Itoobiya kulankooda Furitaanka isreeb reebka Oleybikada Adduunka.

Haddaba waxaa GoolFM soo gaaray shaxda uu xulkeena garoonka ku galayo.

Wariyaheena Abdisamad Karaama ayaana shaxda ka sameeyay Sawir Qurux badan.

EEG Shaxda Xulka ee kulanka Itoobiya:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close