Day: November 13, 2018
-
Spain
“Mustaqbalka Santiago Solari wuxuu ku xiran yahay tartanka Champions League” – Rivaldo
(Real Madrid) 13 Nof 2018. Halyayga reer Brazil ee Rivaldo ayaa sheegay in mustaqbalka macalinka kooxda Real Madrid ee Santiago Solari…
Read More » -
England
Eden Hazard oo arintan muhiimka ah kaga mahad celiyay Joe Cole
(Chelsea) 13 Nof 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Belgium Eden Hazard, ayaa shaaca ka qaaday sababta ka dambeesay inuu ku…
Read More » -
Spain
“Ma ahan inaan cafis weydiisto Luis Enrique ama uu isaga i weydiisto” – Jordi Alba
(Barcelona) 13 Nof 2018. Xidiga kooxda Barcelona Jordi Alba ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id, kadib markii uu ka maqnaa liiska…
Read More » -
England
Wakiilka Alexis Sanchez oo xiriir la sameeyay mid ka mid ah kooxaha waaweyn ee La Liga
(Manchester) 13 Nof 2018. Weeraryahanka reer Chile iyo kooxda Manchester United Alexis Sanchez ayaa xiiseenaya inuu ka dhaqaaqo garoonka Old Trafford,…
Read More » -
Spain
“Waa Caadi haddii uu Neymar ku biiro Real Madrid.”. -Iniesta
(Europe) 13 Nof 2018. Kabtankii hore ee Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay inay caadi tahay oo uu ka murugoon doonin haddii…
Read More » -
France
Laurent Blanc oo ka warbixiyay ciyaaryahanka uu jeclaan lahaa inuu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or
(France) 13 Nof 2018. Macalinkii hore kooxda Paris Saint-Germain ee Laurent Blanc ayaa si weyn u amaanay xidiga ay isku dalka…
Read More » -
England
Xiddigaha ugu Fiican Premier League ilaa iminka Xilli Ciyaareedkan oo KOOX laga sameeyay….(Yaa kooxdaada kaga jira???)
(England) 13 Nof 2018. Premier League ayaa ku socda si xiiso leh iyadoo saddexda kaalin ee sare ay kala xirteen…
Read More » -
Spain
Wakiilka Ousmane Dembele oo ka hadlay mustaqbalka laacibka reer France ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 13 Nof 2018. Moussa Sissoko ee ah wakiilka laacibka reer France ee Ousmane Dembele ayaa xaqiijiyay inaysan wax saameyn ah…
Read More » -
England
RASMI: Joe Cole oo gabi ahaan ka fariistay ciyaaraha
(England) 13 Nof 2018. Laaciibkii hore ee Chelsea, Liverpool iyo West Ham Joe Cole ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaan…
Read More » -
Aasiya
Maxaa uga Baahan tahay inaad ka Ogaato koobka Kooxaha Adduunka Sanadkan 2018 iyo halka lagu qabanayo
( Dubai ) Nof 2018. Koobka kooxaha adduunka 2018 ayaa goor dhaw bilaaban doona waxaana lagu marti galinayaa 12 December…
Read More »