Kooxda Heegan oo la soo wareegay xiddig iyo Macallin Ajinabi ah

(Soomaaliya) 12 Nof 2018. Kooxda Heegan ayaa keensatay macallin iyo ciyaaryahan Ajinabi ah kuwaas oo ka soo jeeda dalka Uguanda.

Xoghayaha kooxda  ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Maaw Heegan ayaa GoolFM u sheegay  in macallin iyo ciyaaryahanku ay soo gaareen Muqdisho.

Macallinka cusub ayaa lagu magacaabaa Kintu mansoor, halka ciyaaryahanka isna lagu magacaabo Ivan labele.

Lacibkan ayaa ka mid ah ciyaartloyda kubaddooda aadka loogu riyaaqay, wuxuuna ka ciyaara dhanka weerarka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close