Day: November 12, 2018
-
Spain
Nacho Fernandez oo mahad celin balaaran u diray jamaahiirta kooxda Real Madrid
(RealMadrid) 12 Nof 2018. Difaaca kooxda Real Madrid Nacho Fernandez ayaa u mahad celiyay jamaahiirta garoonka Santiago Bernabéu, sababa la xiriira…
Read More » -
Italy
Conte oo ka warbixiyay kooxaha sanadkan ku guuleysan kara Champ’ League iyo horyaalka uu xiiseenayo inuu ka shaqo bilaabo
(Italy) 12 Nof 2018. Macalinka reer Talyaani ee Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo markale horyaalka…
Read More » -
Spain
SAWIRRO XUL AH: Xiddiga Sanadka, Gool-dhalinta, Goolhayaha Sanadka, Tababaraha iyo…..(Ka Bogo sida loo bixiyay Abaal marinada La Liga)
(Spain) 12 Nof 2018. MARCA ayaa bixisay abaal marinada La Liga ee kal ciyaareedka 2017/18. Lionel Messi ayaa wada qaaday abaal…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Lionel Messi oo ku Guuleystay Laacibka sanadka iyadoo sidoo kale loo gacan galiyay Abaal marinta Pichichi
(Spain) 12 Nof 2018. Lionel Messi ayaa loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Solari oo si RASMI ah loogu dhiibay shaqada Real Madrid
(Madrid) 12 Nof 2018. Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka saaray ku meel gaarnimada.…
Read More » -
England
London oo dib u soo dhaweynaysa Samir Nasir….(Laacibka oo iminka ka gudbaya Tijaabada Caafimaad)
(London) 12 Nof 2018. Laacibkii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London…
Read More » -
Spain
Casemiro iyo Nacho oo garoomada ka maqnaan doona ilaa……
(Madrid) 12 Nof 2018. Real Madrid ayaa ogaatay in xiddigaheeda Casemiro iyo Nacho ay garoomada ka maqnaan doonaan saddex usbuuc ilaa…
Read More » -
Spain
Mustaqbalka Solari ee Real Madrid oo Maanta la Go’aaminayo…(Miyaa laga saari doonaa ku meel gaarnimada?)
(Madrid) 12 Nof 2018. Mustaqbalka Tababare Santiago Solari ee Real Madrid ayaa Maanta la go’aamin doonaa. Halyeyga Los Blancos ayaa iminka…
Read More » -
Italy
Gonzalo Higuaín oo raali galin u diray jamaahiirta kooxda AC Milan
(Milan) 12 Nof 2018. Gonzalo Higuaín ayaa raali galin u diray jamaahiirta kooxda AC Milan, kadib rigooradii uu ka qasaariyay iyo…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Heegan oo la soo wareegay xiddig iyo Macallin Ajinabi ah
(Soomaaliya) 12 Nof 2018. Kooxda Heegan ayaa keensatay macallin iyo ciyaaryahan Ajinabi ah kuwaas oo ka soo jeeda dalka Uguanda. Xoghayaha…
Read More »