Shaxda Rasmiga Kulanka Derby Manchester xili Pogba uu ka maqan yahay

( Premier League ) 11 Nof 2018. Kulanka col wadaagta dariska ee United iyo City ayaa si rasmi ah waxaa loo soo saaray safafka ay kusoo galayaan laba dhinac.

Jose Mourinho ayaa keydka u magabaacay Rumalo Lukaku oo labadii kulan ee u dambeysay ka maqnaa kooxda, waxaana weerarka Red Devils si wadajira uga cayaari doona xiddigaha Rashford, Martial.

Dhanka kooxda Guriga ee City ayaa safkeeda waxaa hogaanimaya Aguero uu kulankii Champions League kersiga keydka ku dhameystay.

United ayaa adkaatay laba kamida seddaxdii booqasho ee ugu dambeysay garoonka Etihad iyadoo kulankii u dambeyay ku adkaaday guul soo laabasho 3-2 ah.

Shaxda Rasmiga ee Labada koox.

Shaxda : Ederson, Walker, Stones, Laporte, Mendy, Fernandinho, Silva (C), Mahrez, Bernardo, Sterling, Aguero.

BADAL: Muric, Kompany, Gundogan, Delph, Sane, Jesus, Foden

Shaxda: De Gea, Young (C), Smalling, Lindelof, Shaw, Matic, Herrera, Fellaini, Lingard, Rashford, Martial.

BADAL: Romero, Darmian, Jones, Fred, Mata, Sanchez, Lukaku

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close