Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Liverpool vs Fulham

(Premier League) 11 Nof 2018. Kooxaha Liverpool vs Fulham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Jurgen Klopp ayaa kulankan ku soo bilaaway shaxdiisa xidigaha dhawaan galka ah ee Xherdan Shaqiri iyo Fabinho.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Liverpool vs Fulham ayaa ah sida tan:

Liverpool: Alisson, Van Dijk, Gomez, Robertson, Arnold, Fabinho, Wijnaldum, Shaqiri, Mane, Salah, Firmino.

Fulham: Rico, Odoi, Chambers, Marchand, Christie, Mawson, Sessegnon, Cairney, Schurrle, Anguissa, Mitrovic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close