Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Milan vs Juventus

(Serie A) 11 Nof 2018. Kooxaha Milan vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Milan vs Juventus ayaa ah sida tan:

Milan: Donnarumma, Abate, Zapata, Romagnoli, Rodriguez, Suso, Kessie, Bakayoko, Calhanoglu, Castillejo, Higuain.

Juventus: Szczesny, Cancelo, Benatia, Chiellini, Sandro, Bentancur, Pjanic, Matuidi, Dybala, Mandzukic, Ronaldo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close