Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka Arsenal v Wolves

( Premier League ) 11 Nof 2018. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates waxay kula cayaareysaa dhigeeda Wolves kulamada 12-aad ee Premier League kal cayaareedkan.

Kooxda Unia Emery ayaa dooneysa iney dib ugu soo laabato wadada guusha iyagoo aan guul gaarin labadii kulan ee u dambeysay horyaalka, Inkastoo sagaal cayaar xariira ay guuldarro la’aan yihiin.

Shaxda Labada Naadi.

Shaxda Arsenal : Leno, Bellerin, Holding, Mustafi, Kolasinac, Torreira, Xhaka, Iwobi, Ozil, Aubameyang, Lacazette

Badal: Cech Papastathopoulos, Mkhitaryan, Ramsey, Maitland-Niles, Guendouzi, Nketiah

Shaxda Wolves: Rui Patricio, Bennett, Coady, Boly, Doherty, Joao Moutinho, Neves, Jonny, Helder Costa, Jimenez Ivan Cavaleiro

Badal: Gibbs-White, Jota, John Ruddy, Saiss, Ruben Vinagre, Dendoncker, Traore

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close