Shaxda rasmiga ah kulanka La Liga ee kooxaha Barcelona vs Real Betis

(La Liga) 11 Nof 2018. Kooxaha Barcelona vs Real Betis ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka La Liga.

Lionel Messi ayaa tan iyo dhaawacii kulankii Sevilla wuxuu dib ugu soo laabtay shaxda koowaad ee kooxda Barcelona ee kulanka Real Betis.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Barcelona vs Real Betisayaa ah sida tan:

Barcelona: Ter Stegen, Jordi Alba, Lenglet, Gerard Pique, Roberto, Arthur, Busquets, n Rakitic, Malcom, Suarez, Messi.

Real Betis: Lopez, Mandi, Marc Bartra, Sidnei, Cristian Tello, Giovani Lo Celso, Carvalho, Guardado, Firpo, Joaquin, Moron.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close