BAL EEG: Sida uu iska dhigay Sergio Aguero ka hor kulanka habeen dambe ee Manchester Derby

(Manchester) 10 Nof 2018. Xiddiga ugu goolasha badan Manchester City ee Sergio Aguero ayaa muuqaal kale isku yeelay ka hor kulanka habeen dambe ay ku wajihi doonaan Manchester United.

Laacibka reer Argentina ayaa badelay midabka Tintiisa isagoona rajeenaya inuu sare u qaado goolashiisa kulanka Derby Manchester.

Wuxuu iminka leeyahay 8-gool oo wuxuu 3-gool oo qura u jiraa Wayne Rooney ee ah xiddiga ugu goolasha badan kulamada ay isaga horyimaadeen kooxaha reer Manchester.

EEG sida uu Tinta ka dhigta Aguero:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close