Day: November 8, 2018
-
England
SAWIRRO: Chelsea oo usoo gudubtay Wareega Bug Baxa Europe League
(Europe) 08 Nof 2018. Chelsea ayaa u soo baxday wareega 32-aad ee Europe League kaddib ciyaar silicsan oo ay 1-0…
Read More » -
England
Fred oo ka warbixiyay sababta uu isaga diiday Manchester City, kahor inta uusan ku biirin Red Divalis
(Manchester) 08 Nof 2018. Xidiga reer Brazil iyo kooxda Manchester United Fred ayaa xaqiijiyay inuu iska diiday dalab kaga yimid Manchester…
Read More » -
Champ' League
“Yaa ku leh Labadeena.”. Jesse Lingard oo soo saaray SAWIR uu isaga Bareejeenayo midka Ronaldo
(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku dabaal degay kooxdiisii hore ee Manchester United ciyaartii xalay inkastoo Juventus looga…
Read More » -
Spain
“Casilaada Lopetegui wuxuu ahaa go’aan wanaagsan, sababtoo ah Barcelona….” – Ceballos
(Real Madrid) 08 Nof 2018. Dani Ceballos ayaa taageeray go’aankii shaqada looga ceeriyay tababare Julen Lopetegui, isla markaana si ku meel…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo si Xun Baalasha uga rifay kooxdiisii hore ee Man United…(Aqriso Wareysigii uu bixiyay Ciyaartii Xalay kaddib)
(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa weeraray kooxdiisii hore ee Manchester United isagoona sheegay inay nasiib ku badiyeen ciyaartii…
Read More » -
England
DEG DEG: Xulka England oo lagu dhawaaqay iyo Rooney oo lagu soo daray Liiska
(England) 08 Nof 2018. Waxaa la soo saaray liiska xiddigaha xulka England ee kulamada saaxiibtinimo la ciyaari doona xulalka USA…
Read More » -
England
DEG DEG: Tottenham oo waayi doonta adeega Mousa Dembele inta ka harsan Sanadka
(England) 08 Nof 2018. Tottenaham ayaa dhabar jab xoogan la kulantay kaddib markii la xaqiijiyay in xiddigeeda Mousa Dembele uu garoomada…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo fariin u diray saaxiibadiis kadib guuldarada kulankii Manchester United
(Juventus) 08 Nof 2018. Leonardo Bonucci ayaa fariin kooban u diray saaxiibadiis, taasoo ku saabsan guul darradii kooxdiisa Juventus kasoo gaartay…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo shaacisay heerka dhaawaca Philippe Coutinho iyo mudada uu garoomada ka maqnaan doono
(Barcelona) 08 Nof 2018. Kooxda Barelona ayaa website-keeda rasmiga ah ku shaacisay heerka dhaawaca laacibka reer Brazil ee Philippe Coutinho iyo…
Read More » -
Champ' League
“Santiago Solari waa inuu sii joogaa kooxda ilaa iyo dhamaadka xili ciyaareedka” – Karim Benzema
(Real Madrid) 08 Nof 2018. Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in macalinka ku meel…
Read More »