Shaxda rasmiga ah kooxaha Juventus Vs Manchester United ee kulanka Champions League

(Champions League) 07 Nof 2018. Kooxaha Juventus Vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Juventus Vs Manchester United:

Juventus: Szczesny, De Sciglio, Chiellini, Bonucci, Alex Sandro, Khedira, Pjanic, Bentancur, Dybala, Ronaldo, Cuadrado.

Manchester United: De Gea, Young, Smalling, Lindelof, Shaw, Matic, Herrera, Pogba, Lingard, Sanchez, Martial.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close