SAWIRRO: Chelsea oo u safartay Belarus

(Europe) 07 Nof 2018. Chelsea ayaa u safartay dalka Belarus si ay habeen dambe Europe League ula ciyaarto kooxda BATE Borisov tartanka Europe League.

Eden Hazard oo la sheegay in laga reebi karo safka Blues si uu si buuxda uga soo kabto dhaawaca dhabarka ayaa la safray kooxda.

EEG SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close