Shaxda rasmiga ah kooxaha Inter Milan Vs Barcelona ee kulanka Champions League

(Champions League) 06 Nof 2018. Kooxaha Inter Milan Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee tartanka Champions League.

Valverde ayaa go’aansaday inuusan kulankan halis ku galinin kabtanka Barcelona ee Lionel Messi, isagoo gabi ahaanba ka saaray qorshihiisa kulankan.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Inter Milan Vs Barcelona:

Barcelona: Ter Stegen; Sergi Roberto, Piqué, Lenglet, Jordi Alba; Rakitic, Busquets, Arthur; Dembele, Suarez, Coutinho.

Inter Milan: Handanovic; Vrsaljko, De Vrij, Skriniar, Asamoah; Vecino, Brozovic, Nainggolan; Politano, Icardi, Perisic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close