BARO: Qaar ka mid ah Xiddigaha ugu CAANSAN Kubbada Cagta ee ku Waalan KALLUUMEYSIGA!!…+SAWIRRO

(Europe) 06 Nof 2018. SunSports ayaa soo bandhigtay qaar ka mid ah xiddigaha ugu Caansan kubbada cagta ee ku waalan Kalluumeysiga.

Warsidaha reer England ayaa sheegay in ciyaartoydan ay inta badan Kalluumeysi aadaan waqtiga ay ka nasanayaan kubbada cagta.

Cristiano Ronaldo, David Beckham, , John Terry,  Sergio Aguero,  Robin van Persie, ayaa ka mid ah xiddigaha Caanka ah ee waqtigooda fasaxa Jecel inay u baxaan Kalluumeysi.

Laakiin waxaa kuwaan ka daran Memphis Depay Flop-kii hore ee Man United oo isagu jeclaa Kalluumeysiga tan iyo 10-jirkiisii halka Zlatan Ibrahimovic uuba dalkiisa Sweden ka sameystay Haro uu ka kulluumeysto.

DAAWO SAWIRRO:

Cristiano Ronaldo

Sergio Aguero

David Beckham

Memphis Depay

Zlatan Ibrahimovic

Lee Bowyer

Robin Van Persie

John Terry

Bobby Zamora

David Seaman

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close