Kulanka berito ee PSG iyo Napoli oo Micno Gaar ah u sameynaya kooxda reer France….+SAWIRRO

(Europe) 05 Nof 2018. PSG ayaa u soo safartay dalka Talyaaniga si ay habeen dambe Champions League ula ciyaarto kooxda Napoli.

Ciyaartan ayaa dhadhan gaar ah leh maadaama labada kooxood ay kala leeyihiin 5 iyo 4-dhibcood.

Sidoo kale kulanka ayaa micno gaar ah u sameynaya PSG maadaama ay habeen dambe ciyaari doonto kulankiidii 100-aad ee Champions League.

Daawo Sawirro kooxda reer France oo u soo safartay Talyaaniga:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close