Kaba Daran Tii Cristiano Ronaldo….(Maxamed Saalax oo loo sameeyay TAALO Fool Xumo badan)…EEG SAWIRKA

(Europe) 05 Nof 2018. Maxamed Saalax ayaa loo sameeyay Taalo Fool xumo badan ooba ka daran tii Cristiano Ronaldo horey loogu sameeyay.

Taalada wiilka reer Masar ayaa lagu soo bandhigay dalkiisa hooyo gaar ahaan World Youth Forum ee ku yaala Sharm El Sheikh.

Mai Abdel Allah ayaa sameeyay Taalada Maxamed Saalax ee dhawaan la soo bandhigay balse nasiib darro taageerayaasha lama aysan dhicin.

Cristiano Ronaldo ayaa sidan oo kale waxaa loogu sameeyay taalo wajigiisa ah oo fool xun balse markii dambe la bur-buriyay oo waxaa lagu badelay mid kale.

Haddaba Mida Saalax iyana mala bur burin doonaa Toloow.

EEG SAWIRRADA:

Mohamed Salah has been immortalised after a bizarre sculpture was created in his image

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close