Valverde oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka Inter (Messi oo ……)

(Barcelona) 04 Nof 2018 Tababare Valverde ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka talaadada ay u safrayaan kooxda Inter Milan.

Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo dhamaadka isbuucii hore ku soo laabtay tababarka kooxda ayaa qayb ka ah liiska tababare Valverde.

Xiddiga reer Brazil ee Malcom oo ka niyad jabay tababare Valverde kadib markii laga reebay kulankii xalay ayaa ku jira liiska la soo xulay.

Liiska xiddigaha Barcelona ee u safraya Milan:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close