Ma Aragtay wixii uu sameeyay Hazard ka hor inta uusan bilaaban kulankii ay Chelsea dhawaan ka adkaatay Crystal Palace…(SAWIRRO)

(London) 04 Nof 2018. Eden Hazard ayaa keydka lagu soo bilaabay ciyaartii ay dhawaan Chelsea 3-1 uga adkaatay Crystal Palace maadaama uusan ahayn taam buuxa.

Xiddiga reer Belgium oo gadaal ka soo galay ciyaarta ayaa durba saameyn wayn sameeyay isagoona dhiibay goolkii labaad ee Morata, Laakiin ma aragtay wixii uu sameeyay ka hor inta uusan kulanku bilaaban.

Hazard ayaa intii ay ciyaartoyda iskululeynayeen Lagdin la dheelayay mid ka mid ah tababarayaasha Chelsea.

27-jirk ayaa isku dayay inuu dhulka dhigo Davide Losi, balse Losi ayaa lugaha dhulka ku adkeeyay oo diiday inuu lagdo Hazard.

DAAWO SAWIRRO:

Eden Hazard injury Chelsea Crystal Palace

Eden Hazard injury Chelsea Crystal Palace

Eden Hazard injury Chelsea Crystal Palace

Eden Hazard injury Chelsea Crystal Palace

Eden Hazard injury Chelsea Crystal Palace

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close